DEG-DEG:- Hargeysa: Ciidamada ka amar qaata Korneyl Biixi ayaa rasaas u adeegsanaya dad weyne dhigaya Banaanbax

190

Banaanbax rabshado wato ayaa goordhaw ka bilaawday magaalada Hargeysa ee xarunta Soomaaliland waxaana la soo werinayaa in masuuliyiin iyo shacab ku dhaawacmeen rasaas ay fureen ciidamada amaanka.

Banaanbaxa waxaa horkacaya Cabdiraxmaan Cirro oo ah hogaamiyaha Xisbiga Wadani waxaana looga soo horjeeda dib u dhigidda doorashada Madaxweynaha oo ku beegan bisha November ee sanadkaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here