DEG-DEG:- Dhaawac ayaa soo gaadhay Xildhibaan Barkhad

238

Xildhibaan Barqad Batuun ayaa ku dhaawacmay rasaas ay fureen ciidanka Soomaaliland, waxa uuna qayb ka ahaa siyaasiin mucaarad ah oo hogaaminaya Banaanbax looga soo horjeedo Xukuumada Soomaaliland.

 

Waxii warar ah oo ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka Radio Halgan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here