Moqokori(Radiohalgan.com)- Wararka aan ka heleeyno degamada Moqokori Ee Gobolka Hiiraan Ayaa Maanta Laga Bilaabay dhismaha Hospital aad u baaxad weyn Kaas Oo Dadka Degamadu Qorshaha Dhismaha Bilaabeen 2018 Kadibna Eey Ka Hor Istaageen.
Hase ahaate ururkii Argigixisada Ee Degamada xukumayay 15kii Sana Ee Lasoo dhaafay moqokori ayaa Laga Xureey Argigixisada Bishii December ee sanadkii Tagay Maantana Waxaa Laga Bilaabay Dhismaha Hospital Ka Oo Horey Ay U Diideen Argigixisadu,
Iskutashiga Bulshada Degmada Moqokori Ayaa Unoqon Doona Soomaalida Kale Tusaale Iyagoo Markii Hore Reer Hiiraan Ahaayeen Dadkii Ugu Horeey Ee Iska Dulqaada Ururka Argigixisada Taasoo adduunka Iyo Soomaali Oo dhan qireen guulaha laga gaaray ladagaallanka argigixisada
tusaalahaan ayaa noqon doona mid iyaduna Somalida Kale Ku dayandoonan.
Dhismaha Hospital Ka ayaa waxaa Ku bixi Kara Lacag Ku dhaw 1M Dollar Kaasoo dadku iska aruuriyeen Jaaliyadda Dibada Iyo Kuwa Dalka ee eeer Moqokori.
Waxii warar ah oo ku soo kordho isbeddelka Moqokori kala socda marwalba Ish wararka Radio Halgan