Madaxweynaha Dowadda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen Markuu arkay Qodobada 51aad iyo 60aad ee Dastuurka Dowladda Hirshabeelle.
Markuu arkay: Baahida loo qabo Ku Xigeennada Xeer-ilaaliyaha Guud ee Dowladda Hirshabeelle.
Markuu tixgaliyay: Talo soo jeedinta Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.
Madaxweynaha waxa uu Magacaabay.
1- Xaliimo Xuseen Xasan Ku Xigeenka Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Dowladda Hirshabeelle.
2- Khadiijo Maxamed Axmed Ku Xigeenka Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Dowladda Hirshabeelle.