Afhayeenka Dowlad Hir-shaballe
Daud xaaji Cirro ayaa Bara Facebook ku leyahay ayoow ku qoray qoraal hoos sii Aqriso

Daud Xaaji Cirro ayaa yiri
Maleeshiyaadka danab ee fadhigoodu yahay Garoonka diyaaradaha ee Jowhar ayaa weerar ku qaaday kolonyo gaadiidka Ciidanka Gaarka ah ee Madaxtooyada oo Airportka u galbinayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo safar shaqo ugu socday Magaalada Muqdisho

Share.

Leave A Reply