Xildhibaanada Beesha Xawaadle iyo Yuusuf dabageed oo caawa shir xasaasi ah Ku yeeshay magalada Muqdisho
Xildhibaanada ayaa aad uga hadalay arinta Hirshabelle iyago ka dhawaajiyey in marnaba anay qeyb ka noqon doonin Hirshabelle waxana ku darsan doonin
Xildhibaanada iyo Yuusuf dabageed ayaa ku heshiiyey in Yuusuf dabageed oo ah madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle uu dhiibo ama uu qoro waraaqdiisa istiqaalada is casilaadiisa.
Gabagabadii Xildhibanada iyo Yuusuf dabageed ayaa Isla qaatay go’aankaas.