Waxaa khilaaf xoogan soo kala dhaxgalay Guddigii uu maalmo ka hor u magacabay gurmadka fatahaada Beledweyne.
Guddiga Gurmadka fatahaadaha Dowlad Goboleedka Hir-shabelle iyo Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa isku fahmiwaayay habka loo qeeybinayo gargaarkii dowlada somaliya ugu tala gashay in lagaarsiiyo shacabkii kabarakacay fatahaada wabiga shabelle ee magalada baladweyn.