DEG-DEG. Waxaa Ceerigaabo saka lagu xirey weriyaal reer Puntland ah

132

Waxaa Magaalada Ceerigaabo saka lagu xirey weriyaal reer Puntland ah oo muddooyinkii ugu danbeeyay safaro shaqo ku marayey deegaanada Gobolka Sanaag.

 

Weriyaasha ayaa sida lay sheegay waxaa la xiray markii ay soo gaalin Magaalada Ceerigaabo waxaana ku sugan halkaas Madaxweynaha Somaliland iyo Isimada Gobolka Sanaag oo ay uga socdeen shirar.

 

Saxafiyiinta la xiray waa Maxamed Xasan Dhalo, Kilwe Adan, Cabdicasiis Xidig iyo Maxamuud Jama.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here