Muqdisho(Radiohalgan.com)- Wararka aan ka heleeyno Magaalada Muqdisho ayaa tibaxaya in isbadal lagu sameeynaayo
Dhawan DG Hir-Shabeelle sida Gobolka Wasiirada iyo Heer Gobol iyo Dagamoyinka Hir-Shabeelle Madamo Dowladddii hore Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ka hareen.
Waxa malmaha sosocoda lafilayaa isbadal balaran oo kaa dhaco guud ahaan Hir-Shabeelle.
Dhanka kale Wasiirka wasaaradda Dib-u-Heshiisiinta Hirshabelle Eng Cabdikariim Cali Nuur oo is casilay kaddib
Markow arkay inow wax Jaanis ah ku laheen Hir-Shabeelle kana mid ahaay Madaxweynahii hore DG Hir-Shabeelle Dr Cali Cabdullaahi Cosoble iyo midii Madaxweynahii Hore Hir-Shabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare.
Waxii warar ah oo ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka Radio Halgan
DEG DEG: Wasiirka wasaaradda Dib-u-Heshiisiinta Hirshabelle Eng Cabdikariim Cali Nuur oo is casilay kaddib,
Isbadal balaran oo lagu sameeyn rabo Golaha Wasiirada iyo Heer Gobol & Dagmo pic.twitter.com/LSgUXLC0q1— RADIO HALGAN (@rhalgan) June 16, 2022