Mogadishu ( Radio Halgan) xog suggan oo aan ka helnay Villa Somalia ayaa sheegeyso in caawa laggu dhawaaqi doonno Ra’isulwasaraha XFS oo in muddo ah lagga fillaay innuu sooagacaabo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Somalia Hassan Sheikh Mohamud.
Cawa 11:30 halkaan kalla soco magacaabista Ra’isulwasaraha XFS iyo Tariikh nololeedkiisa.
Isha wararka iyo macluumaadyadda
Radio Halgan