Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Dowladda Hirshabeelle Mudane Cabdiraxmaan Dahir Gurre Karoore ayaa xilka ka qaaday Gudoomiye kuxigeenkii Amniga iyo siyaasada Degmada maxaas oo xilkii laga qaaday iyo kuxigeen cusub la magacaabay.