Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    DEG DEG: Wasiirad caawa lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya
    Gudaha

    DEG DEG: Wasiirad caawa lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 28, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Farxiyo Cabdi Waasuge oo ahayd Wasiir Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada maamulka Galmudug ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Warta Nabadda waaxda saddexaad ee Horseed.

     

    Dabley hubeysan ayaa la sheegay in dileen marxuumada inkastoo aan faahfaahin laga bixin qaabka uu dilkaas ku yimid.

     

    Geerida Farxiyo Cabdi Waasuge ayaa waxaa radiohalgan.com u xaqiijiyey masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug.

     

    Marxuumada ayaa ka mid aheyd wasiiradii uu dhowaan magaacabay Madaxweyne Qoorqoor, waxayna dhowaan ka soo laabatay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug oo ay muddo kooban soo joogtay.

     

     

    Waxay ka soo jeeda beesha Saruur ee Habargidir oo dhawaan guluf ka dhan ah Al-Shabaab ku qabsatay degmada Xarardheere ee gobolka Mudug oo fariisin muhiim ah u aheyd kooxda Al-shabaab

     

    Al-shabaab horey u ugaarsi u muuqda mid aargoosi ah ugu dishay xubno isugu jiray waxgarad, ganacsato iyo dad kale oo ka soo kala jeeda beelaha kula dagaalamaya gobolada dhexe ee dalka.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleShirka ka furmayo Nairobi maxaa looga shiri doona masa noqon doona Isbaheysi cusub oo ay sameeystan siyaasiinta Reer Hiiraan?
    Next Article Xukun lagu riday Odayaashii Saleebaan ee Heshiiska la galay Al Shabaab (Sawirro)

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    (Akhriso) Ciidamada ATMIS oo war ka soo saaray wiil ay shalay ku dileen Muqdisho

    February 4, 2023

    Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayaa war ka soo saaray wiil dhalinyaro ah oo shalay…

    Dowladda Soomaaliya oo Kenya u ogolaatay inay labo jibaarto dhoofinta qaadka Miirowga

    January 16, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.