Wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Ahmed Hagar ayaa gaaray degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan.

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Ku-xigeenka waxa ka mid ahay Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa gaaray degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan.

Qeybta bulshada ayaa Xildhibaanka iyo wafdiga la socday kusoo dhaweeyay degmada Moqokori.

Share.

Leave A Reply