Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    DEG-DEG: Taliyihii Booliska Somaliland oo is casilay
    Gudaha

    DEG-DEG: Taliyihii Booliska Somaliland oo is casilay

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 26, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Taliyihii Ciidanka Booliska maamulka Somaliland ee Tukaraq ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu u hayay Somaliland, uuna ku biiray kacdoonka shacabka goballada SSC.

     

    Isagoo kula hadlayay saxaafadda bartamaha deegaanka Tukaraq ayuu sheegay in uu la dareen yahay shacabka SSC, uuna go’aansaday in uu iska casilo xilka uu ugu magacownaa Somaliland.

     

    Waxaa uu sheegay i hadda wixii ka dambeeya uu ka shaqeyn doono rabitaanka dadkiisa, isagoo u rajeeyay guul.

     

    Tukaraq ayaa maalmo kahor laga dajiyay calanka maamulka Somaliland, waxaana la suray calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo kan bulshada deegaannada SSC.

     

    Tan iyo markii uu bilowday kacdoonka Baluugga ah, oo bulshada SSC ku dalbanayaan ka miro dhalinta masiirkooda inay iyagu go’aamiyaan. waxaa isa soo tarayay xubnaha xilalka ka haya maamulka Somaliland ee kasoo jeeda deegaanka, kuwaas oo iska casilayay xilalka maamulkaas ay ugu magacownaayeen.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleSoomaalida Kenya oo walaac ka muujiyay hadal kasoo yeeray Raila Odinga
    Next Article Ahmed Moalim Hassan oo guul weyn Somalia u soo hooyay

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Daawo:- Muqaal Soomaaliya oo $5 milyan ku wareejisay TURKIGA + Sawirro

    March 5, 2023

    Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta safiirka Turkiga u qaabilsan Soomaaliya, Ibrahim Mete Yagli ku wareejisay…

    Nabadoon caan ah oo lagu dilay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

    January 24, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.