Jalalaqsi(Radiohalgan.com)Wararka aan ka heleeyno Magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa Sheegaya hadda qarax Xoog Badan ka dhacay.

Hase ahaate lama ogow qasaraha qaraxaas hadda ka dhacay Dagmada Jalalaqsi.

Waxii warar ah oo ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka Radio Halgan