DEG DEG. Qarax hada ka dhacay deegaanka kala beer ee waqooyiga Magaalada Baladweyne

286

DEG DEG. Qarax hada ka dhacay deegaanka kala beer ee waqooyiga Magaalada Baladweyne.

Baabur ayaa isku Qarxiyay Isgooyska kala-beyr waxana lasoo warinayaa in u jiro qasaare kala duuwan oo dhimasho iyo dhaawac ah.

Gaariga ayaa ku Qarxay Afaafka hore ee xeero Ciidamada Gor Gor oo ku taal Isgoyska kala-beyr oo 30 KM u jirta Beledweyne.

Lasoco wixii kasoo kordha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here