Buulo-burde(Radiohalgan.com)-Wararka aan ka heleeyno Buulo-burde ayaa tibaxaya in
Qarax ayaa ka dhacay degmada Buulo-burde Gobolka Hiiraan wax war ah amo faah faahino ah lagma heli karo madamo ka maqantahay ateenada Isgarsinta Telefanada.

 

Hase ahaate lama ogow qasaraha qaraxaas ka dhacay Dagmada Buulo-burte.

Waxii warar ah oo ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka Radio Halgan