Muqdisho(Radiohalgan.com)Wararka aan ka heleeyno Magaalada Muqdisho ayaa tibaxaya in Qarax Xoog Badan laga maqlay Gud ahaan Magaalada Muqdisho
Rasaas ayaa ka dhaceyso halka qarax ka dhacay, lama ogow qasaraha qaraxaas geystay.
Waxii warar ah oo ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka Radio Halgan