DEG-DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo xil u magacaabay Cabdiraxmaan Cabdishakuur

35

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame u magacaabay ergayga gaarka ah ee arrimaha abaaraha Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Cabdiraxmaan in uu mutawaxnimo uu shaqaddaan u qaban doono, maadaama uu yahay Xildhibaan ka tirsan Golaha.

Hogaamiyaha xisbiga Wadajir Party wuxuu kamid ahaa musharaxiinta madaxtinimadda doorashaddii dhacdey 15-kii May.

Qaybo kamid ah Soomaaliya waxaa haatan ka jira abaaro saameeyay dad iyo duunyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here