Muqdisho(Radiohalgan.com)

Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-shabelle Yuusuf Dabageed ayaa garay Magaalada Muqdisho

 

Dabageed ayaa halkaas u tagay siddii loo xallin lahaa Qillaaf xooggan oo u dhaxeeya asiga iyo Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Osman.

 

Sidda aan horrey u baahinay waxaa jirra kuan weyn oo u dhaxeeya madaxweyne Ali Guudlaawe Hussein iyo madaxweyne ku-xigeynka Hirshabelle Yousuf Ahmed Hagar Dabgeed uunna hogaamiyaayo kullaankaas madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Somalia Hassan Sheikh Mohamud waxaanna laggu xalin doonnaa Qilaaf soo kalla dhax gallay Gudoomiye Ali Jeyte Osman iyo Yousuf Ahmed Hagar Dabgeed

 

Halkaan ayaan ku soo gudbin doonnaa wixii warar ah oo soo kordha.