Mogadishu (Radio Halgan ) xog rasmi ah oo aan helnay ayaa sheegeyso madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Somalia Hassan Sheikh Mohamud innuu safar u yahay Dalka isku taga Imaaraadka carabta maanta oo Axad ah
Waxaanna safarka ku wehliyo wasiiro iyo Xildhibaano ujeedka safarka ayaa laggu sheegay innuu kalla hadli rabo Dowladda Imaaraadka carabta siddii wadda shaqeyn muuqata ullla yeelan laheyd Dowladda Somalia loonna soo celin lahaa xiriirkii Go’ay mudaddii sedaxda Sano aheyd .