Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Mudane Cabdi Aadan Muudey u Magacaabay Xilka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Federaalka Dowladda Hirshabeelle.

Magacaabistan ayaa timid ka dib wareegto ka soo baxday xafiiska adaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo sidan hoose lagu bilaabay