Mogadishu Halganonline .
Qasnada dowlada Federalka ah ee Somalia ayaa lagga waayay lacag laggu qiyaasay 12 Million oo Dollar .
Illaa hadda lamma magaacibin shaqsiyaadka lacagta dhacay balse waxaa lasheegay qaar ka mid inneey u baxsandeen Dalka Dibadiisa.
Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ayaa si kor ah u sheegay inneeysan macquul noqon karrin in si hoose loo xaliyo kiiskaan