Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    DEG DEG: Koox hubeysan oo caawa weerar toos ah ka geystay Muqdisho
    Gudaha

    DEG DEG: Koox hubeysan oo caawa weerar toos ah ka geystay Muqdisho

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 29, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Koox hubeysan ayaa caawa weerar ku qaaday saldhigga booliska degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho.

    Ilo dhanka ammaanka ah ayaa Radio Halgan u xaqiijiyey in kooxdaas ay weerarka ku bilowday jug culus oo loo maleynayo inuu ahaa qoriga nooca loo yaqaano Sebenka.

    Jugta culus ee la maqlay kadib waxaa bilowday rasaas culus oo dhexmartay askartii saldhigga joogtay iyo kooxdii weerarka soo qaaday.

    Rasaas ayaa mudo socotay ilaa hadana lama garanayo cidda weerartay saldhigga booliska ee degmada Howlwadaag.

    Kooxda Al-shabaab ayaa loo maleynayaa inay fulisay weerarkaan, waxaana kacsan xaaladda aagga uu ku yaallo saldhigga Howlwadaag.

    Booliska Soomaaliya weli wax faahfaahin ah kama soo saarin weerarkaan, hadii uu jiro khasaare ka dhashay iyo cidda geysatay toona.

    Kooxda Al-shabaab oo cunaqabateyn adag iyo dagaal toos ah kala kulmeysa dowladda Soomaaliya ayaa hadana weerarro ka geysata gudaha caasimadda Muqdisho, waxayna dowladu la tacaaleysaa xal u helidda amni darradaan.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleAl-Shabab threatens banks as Somali government targets group’s revenue
    Next Article Qilaaf dheer kadib Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-shabelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan maxeey Ku heshiiyeen?(wax badan ka ogoow)

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha ka guddoomay safiirka Itoobiya

    March 14, 2023

    Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay safiirka cusub ee dowladda…

    Faah faahin kasoo baxaysa Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Canada

    March 17, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.