Mogadishu Radio Halgan gabbi ahaan Somalia wax Internet ah kamma jirro in ku dhow 4 saacaddood Gobol illaa caasimadda Dalka.
Waxaa laggu sheegay sababta Internetka hawadda loogga saarray arrimo security issues madaamma Airport ka iyo meella kalle oo ka mid ah caasimadda Dalka laxiray .
Calleemma saarka Madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Federalka Somalia Hassan Sheikh Mohamud uu dhici doonno 9ka bishaan sababna u noqday in hawadda lagga saaro dhaan adeegga Interne-ka Dalka