Beledweyne(Radiohalgan.com)- Wararka aan ka heleeyno Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa tibaxaya in Deegaanka Beer-xaano 18 qof ka Afduubteen Kooxda Al-Shabaab Sacado kooban ee Deegaanka ku suganyeen.

Hase ahaate Dadka deegaanka ayaa Radio Halgan u xaqiijiyeen in 18 qofka u qafasheen dhanka Galbeedka ee oo ah dhanka qoraxsinka.

Wali lama ogo Sababta afduubka hase yeeshee Maalin dhow ayay ka Afduubteen Deegaanka Dheyweyne ee hoos yimaada Degmada Halgan 22 qof kana dubiyeen Jiinka wabiga Ee Deegaanka Farqalaal una wateen Dhanka Qoraxsinka ee Galbeedka Hiiraan.

Waxii warar ah oo ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka Radio Halgan