Muqdisho(Radiohalgan.com)- Wararka aan ka heleeyno Magaalada Muqdisho ayaa tibaxaya in Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa soo saray warqad ku Tageraayo Doorashadii ka dhacay magaalada Beledweyne ee Rugta Ganacsiga gobolka Hiiraan.