Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin (Sufuroow) ayaa xilka qaday
madaxa dabagalka Hay’adaha gobolka Hiiraan ka qaaday Cabduullaahi Xasan
Waxaana xilkaasi loo magcaabay Mudane Cabdullaahi Muuse Guure oo kamid ah Dhallinyarada Aqoonyahanada ah ee gobolka Hiiraan.