Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    DEG-DEG+ Garaad Jaamac oo dagaal ugu baaqay Beesha Dhulbahante
    Gudaha

    DEG-DEG+ Garaad Jaamac oo dagaal ugu baaqay Beesha Dhulbahante

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 6, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa shegay in duulaan lagu soo qaaday, kaas oo lagu hayay 15kii sanno ee lasoo dhaafay ayna Somaliland doonayso burburinta dadkiisa.

    Shir jaraa’id oo uu ku qabtay bartamaha Laascaanood oo dagaal culus ka socdo, ayuu Garaad Jaamac ugu baaqay dhallinyarada beesha dhulbahante inay dagaalamaan, oo ay garab istaagaan ciidamadooda dagaalamaya.

    “Askariga Dhulbahante ee qoriga haysta ee isagoo walaalkii la dilayo amarka sugayaa waa fulay ee gala Dagaalka” ayuu yiri Garaad Jaamac Garaad Cali oo ku baaqay in la dagaalamo.

    Somaliland ayaa saaka aroornimadii weeraray magaalada Laascaanood xilli la qorsheynayay shaacinta go’aano ay gaareen isimadda dhaqanka deegaannada SSC, kuwaas oo shir aayo-ka-tashi ah ku lahaa muddo ka badan todobaad magaaladaas.

    Dagaal culus ayaa weli soconaya, waxaana wararku sheegayaan in maamulka Somaliland ay madaafiic ku garaacayaan Laascaanood, waxaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo tiro badan, kana dhashay dagaalka.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous Article(Sawirro) Boqolaal ku dhimatay dhulgariir ku dhuftay qeybo ka mid ah Turkiga & Siiriya
    Next Article DEG-DEG:- Garaad Jaamac oo dagaal ugu baaqay Beesha Dhulbahante

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Akhriso “Isagu waa ciyaaryahan heer kale jooga” Xavi Hernandez oo amaanaan ugu Qubeeyey da’yarka furaha u ah kooxdiisa

    February 2, 2023

    Tababaraha kooxda Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa si weyn u amaanay da’yarka furaha u ah…

    Faah Faahin Kasoo Baxeysa Qarax Lagu Dilay Injineero Oo Ka Dhacay Gudaha Kenya

    January 12, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.