Inaa lilaahi wa wa inaa ileyhi raajicuun alaha u wada naxariisto caruur taas uu mareykanka xasuuqay Gor dhaweyn

Magacyada iyo Da’da 7-da Wiil Ee Beeraleyda Iyo Xoolo dhaqatada Isugu Jirtay Ee Diyaaradaha Mareykanka Galabta Ku Dileen Deegaanka Quracleey Ee Hoostaga Degmada Jalalaqsi Ee Gobalka Hiiraan.

1-Cabdi llaahi Maxamuud Ciise oo 14 sano jir ah

2-Axmed Maxamed Nuur oo 20 sano jir ah.

3-Cumar Maxamed Abuukar oo 18 sano jir ah.

4-Cabdi Qaadir Maxamed Nuur oo 18 sano jir ah.

5-Qeys Maxamed Nuur oo 8 sano jir.

6-Axmed Khadar Ibraahiim Cusmaan oo 13 sano jir ah.

7-Casir Xasan Cabdi oo 14 sano jir ah.