Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    DEG DEG dagaal xoogan ayaa kosocda degaanka Ceeldheer
    Gudaha

    DEG DEG dagaal xoogan ayaa kosocda degaanka Ceeldheer

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 3, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka naga soo gaaray degaanka ceeldheere oo hoostaga Degmada halgan ee gobolka hiiraan ayaa sheegay in halkaas u galabta ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeyay ciidamada dowladda oo garab ka-helayo kuwa degaanka iyo kooxada al-shabaab.

    Dagaalka ayaa yimaaday kadib markii Ciidamada isgarabsanay aay weerarne tuulada ceeldheere oo aay rag Katirsan Kooxada Al-Shabaab isku aruursaneyeen sidu ii sheegay Saleebaan Geedi Ibrahim oo kamid ah saraakiisha macawislada ee dagaalka hogaamineysay, asigoo sheegay inay degaankaas alshabaab ka saareen Islamarkaan aay hada joogan Ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka.

    Gadiidka dagaalka Beel-weynta Saleebaan Cabdalle ayaa dagaalka maanta kaqeybgalay kuwaaso wacadara u dhigay alshabaabkii degaanka ceeldheere is aruursiga kawaday.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleShiinaha oo ka hadlay Buufin basaas looga shakiyay oo lagu arkay hawada Mareykanka
    Next Article Gabar laga mamnuucay inay farriin dambo u dirto Jaceylkeedii hore iyo Sababta keentay

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Xukun lagu riday Taliye Ururkii loo haystay Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

    January 12, 2023

    Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah waxaa ay xukun ku…

    Arsenal Oo Qaaday Talaabo Cusub Kuna Xero Gilin Karaan Moises Caicedo

    January 30, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.