Dab xoogan ayaa ka kacay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan Qaybta Dahablaha.

Saraakiisha Booliska oo tagay Goobta ayaa gabi ahaanba xiray Wadooyinka galla Suuqa, Iyadoo dhinaca kale saraakiisha ay warinayaan in xatooyo uu suuqa ka socdo lana kala garan la yahay Dadka hantida iyo kuwa aan lahayn.