Ciidamada Amaanka ee Baladweeyn ayaa gacanta kusoo dhigay gaariga oo la sheegay inuu wado walxaha qarxa iyo 3 nin oo gaariga waday

Booliska ayaa la filayaa saacadaha soo socda inay media yaha la wadaagan faafaahinta gaarigaan iyo nimanka watayba..

Share.

Leave A Reply