DEG-DEG:- Ciidanka DANAB oo lawaregay DEGMADA Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

392

Jalalaqsi(Radiohalgan.com)-Wararka aan ka heleeyno Magaalada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa tibaxaya in Ciidanka Danab ayaa lawaregay Gabi aha’aan Dagamaas.

Waxaa saakay Tagay ciidamadda Danab Degmadda jalalaqsi ciidamo ka mid ah Ciidanka CXDS gaar ahaan Ciidanka Danab waxaa ay fariisin Ciidanka ka sameysteen Dulleedka Degmadda jalalaqsi gaar a haan Xaafada ha Howlwadaag iyo Waddajir.

Sida Radio Halgan u xaqiijiyeen Goobjoogayaal ku sugan Degmada Jalalaqsi.

Dhanka kale Mudo 9 sano ka badan Waxa mushaar ah  ma eysen helin Ciidamada Xoogga dalka ee Ku sugan Dagamaas waxa inta badan magaaladaas Amaankeda kacanta ku hayaay Ciidamada Deegaanka oo loyaqaan Macawisley.

Waxii warar ah oo ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka Radio Halgan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here