Guddoomiyihii degmada Kaxda ayaa banaan joog ka ah maanta xafiiskiisa, kaddib xil ka qaadis uu ku sameeyay gabadh kasoo jeeda beeshaan oo uu ku baddelay qof isaga si hoose ugu hayb ah.

Waxii warar ah oo ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka