DEG-DEG:- Beelweynta Cabdale Samatalis Oo Ka mid ah Beelaha Xaawadle Ayaa Ku Biiray Dagaalka Ka Socda Gobalka Hiiraan

458

Ciidanka deeganka ee beesha cabdalle Samatalis oo hogaaminaayo taliye bare ceyrow Col.Qaldaan Odowaay Guuleed iyo Col Axmadey oo lawareegay deeganada kala ah terejanta, burdaar, Baacyar Gelidheenle & IRABOOW

Sidokale ciidanka deeganka ayaa kaabiga kuhaayo degmada NUURFANAX JIIQLEEY DAAYOOW DEG.BOOCO ee gobalka hiiraan,

Waxii warar ah oo ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka Radio Halgan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here