Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    DEG-DEG: 4 Askari oo saaka lagu toogtay Muqdisho
    Gudaha

    DEG-DEG: 4 Askari oo saaka lagu toogtay Muqdisho

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 2, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku fulisay askar katirsaneyd ciidamada Xoogga dalka, Booliska iyo sirdoonka Soomaaliya, kuwaas oo horey dilal ugu geystay saaxiibadooda ay ka wada tirsanaayeen ciidamada.

    Askarta toogashada lagu fuliyay oo gaarayay afar askari ayaa horey loogu riday xukun dil ah, kadib markii ay ku cadaatay inay dilal bareer ah u geysteen askar kale oo kala tirsaneyd ciidamada dawladda.

    Afarta askari ee la toogtay ayaa lagu kala magacaabi jiray:

    1- Bukhaari Cawil Maxamuud oo NISA ka tirsanaa.
    2- Cali Maxamuud Xuseen oo Military-ga ka tirsanaa.
    3- Cabdirisaaq Axmed Mukhtaar oo Boliiska ka tirsanaa.
    4- Maxamed Nuur Sheikh Warre oo isna Boliiska ka tirsanaa.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleMaxaa laga helay baaritaankii heyadda FBI ku sameysay hoyga Madaxweyne Biden?
    Next Article DEG DEG Al-shabaab oo isku dhiibay ciidanka DF ee Xarardheere (Sawirro)

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    RW Talyaaniga oo Liibiya kala hadashay xakameynta qulqulka tahriibayaasha.

    January 29, 2023

    Dowladda Talyaaniga ee dhexda ka jiifta dhibaatada dhaqaale xumo ayaa dhiggeeda Liibiya kala hadashay sida…

    QM oo faragelisay xiisadda ka taagan magaalada Laascaanood

    March 13, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.