Dawlada sacuudi carabiya ayaa bilaawday

215

Dawlada sacuudi carabiya ayaa bilaawday in

 

suuqa kasaarto ,wax ay ku sheegtay alaabaha dhaqanka sacuudiga kahorimaanaya .

Dawlada sacuudiga ayaa bilaawda in ay suuqa kasaarto oo ay baabi’iso alaabaha leh midabka qaansa roobaadka.Dawlada sacuudiga ayaa ku sababeysay midabkaan iyo waxii lamidka ah in ay kahorimaanayaan dhaqankeeda

waxaa lasheegaaa in midabka qaansa roobaadka uu astaan uyahay dadka isku jinsiga ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here