Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Danjire André ayaa tacsi ka socoto shacabka Mareykanka la wadaagay aabaha iyo qoyska marxuum Gashaanle Xasan Tuure, Taliye ku xigeenkii ururka 16-aad ee Danab. SAWIRRO

Naf-huridnimadiisa iyo hoggaanka huufan uga xoreeyey bulshooyin badan dulmiga AS danjiraha ayaa ballan qaaday in aay sii xoojindoonaan taageerada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee howlgalka ka wada Soomaaliya.