Dalka Kenya ayaa sheegay in ay heleen qofkii ugu horreeyay oo looga shakisan yahay cudurka daanyeerka ee monkeypox

188

Dalka Kenya ayaa sheegay in ay heleen qofkii ugu horreeyay oo looga shakisan yahay cudurka daanyeerka ee Monkeypox.

Wasaarada Cafimaadka kenya ayaa sheegtay in Baadhis lagu Sameeyay dhiiga qofka lagu Tuhmayo Xanuunkan lo diray dalka Senegal si Baadhis Dheeri ah logu Sameeyo.

inkasta oyna kenya si Rasmi ah u Xaqiijin kiskan Fayriska ah Balse hadii Baadhista lo diray Senegal lagu soo Xaqiijiyo Arintan ayaa Caqabad ku noqon karta kobaca dhaqaalaha iyo ganacsiga Geeska africa.

Sida laga soo xigtay Ururka Caafimaadka Adduunka, Fayriska Danyeerka ayaa ku fiday Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, Nigeria, Cameroon, iyo Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here