Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Dagaalkii Laascaanood oo Maalintii shanaad sii socda
    Gudaha

    Dagaalkii Laascaanood oo Maalintii shanaad sii socda

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 10, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Rasaas goos goos ah iyo qaraxyo ayaa laga maqlayaa maalintii 5aad magaalada Laascaanood, halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay si xooggan ugu dagaalamayeen maleeshiyada degaanka ee SSC oo dhinac ah iyo ciidanka Somailland.

    Xaalada magaalada ayaa cakiran,  labada dhinac ee dagaalamaya ayaa haatan u muuqda iney isku daaleen oo lakala adkaan la yahay, iyadoo maalinba maalinta ka dambeysa khasaaraha uu sii kordhayo.

    Dagaalka xoogiisa ayaa ka socda duleedyada magaalada, iyadoo ciidamada Somaliland ay isku dayayaan iney maquuniyaan xoogaga la dagaalamaya inkastoo iska caabin adag ay la kulmayaan

    Somaliland ayaa sheegtay inay la dagaallamayso wax ay ugu yeertay argagixiso, hase yeeshee ciidamada deegaanka ayaa dhankooda sheegaya inay doonayaan inay dhulkooda ka saaraan ciidamo ay sheegeen inay ku soo duuleen.

    Ugu yaraan 50 qof oo ay ku jiraan caruur haween iyo dad kale oo shacab ah ayaa inta la ogyahay lagu dilay dagaalka shanta maalmood ka socda Laascanood, waxaana ku dhaawacmay dad ku dhow 150 kale, welina ma jiraan calaamado muujinaya in dagaalku joogsanayo ama lagu kala adkaanayo.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleMadaxweynaha Eritrea oo ka laabtay go’aan culus oo uu 10 sano ka hor gaaray
    Next Article Tirada Dadka ku dhintay Dhul-gariirka ku dhuftay Turkiga & Suuriya oo kor u dhaaftay 21,000 oo ruux.

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Nin geeri lagu tiriyay Dagaalkii Labaad ee Adduunka oo hadda boqol jirsaday

    February 8, 2023

    Nin badmaax ahaa oo ka tirsanaa ciidamada badda ee boqortooyada Ingiriiska oo la soo tebiyay…

    Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Amar Dul-Dhigay Golaha Wasiirada Xukuumadda

    January 6, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.