Dad tacsi u tegay demada Cadalle oo Shil gaari ku geeriyooday.

179

Dad tacsi u tegay demada Cadalle oo Shil gaari ku geeriyooday.

Inta la xaqiijiyay Saddex Ruux ayaa geeriyootay 12 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib shil gaari oo Maanta ka dhacay duleedka degmada Cadalle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Dadka ku waxyeeloobay shilka ayaa saarnaa gaari nooca loo yaqaano leyla Calaawi, kaas oo la rogmaday, waxaana ay ahaayeen kuwo dhawaan degmada Cadalle tacsi u tegay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here