Muqdisho(Radiohalgan.com)-Warar hada soo gaaray Warqabadka Radio Halgan ayaa tibaxaya in lomagacaabo Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya Wasiirkii Hore Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, ambassador Axmed Ciise Cawad.
Warar hoos aay heshay Radio Halgan si Arimaha XFS iyo Amaanka guud lo sii dar dar galiyo,hase ahaate wali waxa jiro wadatashi Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ambassador Axmed Ciise Cawad oo u socdo wada hadal .
Wasiirkii Hore Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa ah waayo araag wax badan ka soo shaqeya United Nations xafiisyadeed ,aqoon Sarena u leh diplomay-da.
Waxii warar ah oo ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka Radio halgan