Wasiir ku xigeenka wasaaradda Beeraha Hirshabelle oo kulan isla Ardada Jaamacadaha ka soo baxaday ee Beeraha
Dhanka kale Ku simanahay Wasiir ahne Wasiir Ku-xigeynka beeraha iyo Waraabka ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ka tirsan hay’ada WFP ee deegaanada Dowlada Hirshabelle.