DAAWO Warbixin Qurux oo Aad Farxad ula Ilmeyneysid o Real Madrid laga diyaariyey & koobka 14ad

147

Yaa naga mid ah oon ahmiyad siineynin Jaceylka Real , Yaa naga mid ah oon caashaqin cadaanka ilaa dhuuxa jirin , yaa naga mid ah oo saameyn ku yeelan bixitaankii guuldaro kasta & ibiriqsi kasta oo jebid ah , dadkoo dhan waa ay ku maadeysteen waxa ayna yiraahdeen Yaad taageereysaan , sideese idinka cishqigeeda ugu walantihiin waqti aad dhadhamiseen qararka guuldarada & Sanadaha abaarta , lkn kuwan waxey halmaansan yihiin in real ay tahay taariikh qarniyo jirtay, Waana shumac jiilba jiil udhiibo , aaba uu u dhiibo canugiisa & awoowaha wiilka wiilkiisa , Qiso halgan & rafaad , dareen jab & Xanuunkiisa & macaanka guusha & rajadeeda .

Horudhac noqday Marca caalami ah oo loo diiwaan geliyey Finalka Champiosn league ga , music loo garaaco markasta oo ay qaataan koobka qaaliga ka ah yurub, kasoo aan kuqurux badneyn ilaa dhabta kooxda malaki , maanta qasnada Chan martin waxuu galaya markii 14aad , taariikh cusub & Xasuus hore , halkan taariikh ayaa lagu qoray xarfo ka kooban dahab , halkan ayaa lagu aamusiyey afkii kashakiyeyy ee sugeysay guuldarada Real madrid , iyagoo jibiyey qalimanatii udiyaarsaneyd iney arkaan kufida kabiirada yurub, hubaal waa kabiiradeeda & mida xukunta taariikhooda ,

Maaanta markii ayka gudubtay PSG iyagoo ku hubeysan xidigo , waxey soo dileen chelsea midii wareerisay sanidihii ugu dambeeyey , waxey bur buriyeen heybadii Man City tii ku guuleysatay Premier League kadib fadeexadaasi, waqtigan waxa ay dharbaaxayan Liverpool isla dariiqada kuwii hore waqti shaqsiyaadka aykala duwanaayeen , suurtagal kuuma aha inaad ka aargudatid boqorka , mana kuu furna janis inaad lumisid diiradiisa kahor Finalka , aargudaasho, saxixyo fashilmay oo miiska hoostiisa ah , cidii rabta kubad ku ciyaar garoonka , cowska garaacan waxa uu ahaa mid uuku filnaa , ninka aan laheyn kabiir waa inuu soo iibsadaa , Realna waa kiibarada yruub , marka aad aragtid murugada wejiyada falanqeeyaasha, aragtida tabiyeyaasha ogow halkan iney real soo martay ,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here