Waxaa bilowday Barakac iyo Daadad xoogan oo Saameyn ku yeeshay Nolosha Dadka.

Ugu horeyn Alle ayaan weydiisaneynaa inuu naga dulqaado Masiibooyiinka, noona Cafiyo Dunuubta aan galeyno taas bedelkeedana uu barwaaqo iyo baraare nooga yeelo Roobabka iyo marinada Wabiga Shabelle. Saas wax yiri mid ka mid ah shacabka Magaalada Beledweyne ee Xalay ku rogmadeen.

 

Share.

Leave A Reply