HomePolitcalHirshabbelleDaawo:- Shirka Agaasimayaasha guud ee dowladda Hirshabelle oo shir gudoominayay Agaasimaha guud...

Daawo:- Shirka Agaasimayaasha guud ee dowladda Hirshabelle oo shir gudoominayay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada

Shirka Agaasimayaasha guud ee dowladda Hirshabelle oo shir gudoominayay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada dowladda hirshabelle mudane ambassador Cabdulqaadir Cabdulle Xooshow ayaa Maanta lagu qabtay Magaalada Jowhar.
shirkan ayaa waxaa lagu soo bandhigay wax yaabo kala duban oo la xirriira howlaha dowladda

Must Read

spot_img