Taliyaha Booliska Daldhiga Degmada Beledweyne ayaa yiri
Shaqadayadu waa in aan tugada ka wardiyeeyno meshuu qaraxa ka dhaceen oo markaa magalada yaa amnigeeda masuul ka ah?

Booliska shaqadiisa waxa ka mid ah sugida amniga magalooyinka ka hor tag iyo ka daba tag intaba Malahaan Booliska Magaaladda Beledweyne waxa ku Maquulsanyahiin TikTok iyo snapchat taliyaha Saldhigga haba ugu horeyo taliyaha qibarad wayo arganimo kama muqato waa iska Ciyaal Xaafada.

Maruu hadlyay ayoow yiri Gaari qaraxay waan ka warhaynay Xafada Galbeedka ayoow jogay oon ku ogeeyn hase ahaate waxan ka war helanay asigo Kastamka horseed taagan.

Balse Shacabka Magaaladda Beledweyne ayaa baaq u diray Madaxda Sare DFS iyo State in isbadal lagu sameeyo hogaanka Booliska Magaaladda Beledweyne

Hoose ka Daawo Muuqaalka

Share.

Leave A Reply