Waa 20 jir Cabdisamad. Wuxuu iskuulka dhameeyay sanadkii 2021, isagoo Jaamacad aadi karay ayuu doorbiday inuu qorto Askarnimo oo dalkiisa iyo dadkiisa difaaco

Qaraxii Xirada Nanac ayuu sidaan ku noqday, oo wuxuu beelahay Lugihiisa, ishiisa mid kamid ah iyo Madaxiisa oo aad Aragtaan siduu yahay.

Dowlada wey deerisay, hooyadiis labaad waa taas ilmo meel la fadhisa. Isagana wali wuxuu leeyahay Rajo Caafimaad in dalka dibadiisa wax loogu qabto.

Fadlan Soomaaliyeey aan u istaagno Abdisamad Maxamed oo postigiisa aan meel dheer gaarsiino si wax loogu qabto. Intaas kaliya ku caawiya.

Nambarka Caawinta : ( 252615541587
Share taadu waa u muhiim Abdisadmad iyo ducaba.

Idris Alteso

Share.

Leave A Reply