Buulo-burte(Radiohalgan.com)- wilkeyga ayaa Ku dhaawacmay qarixii Buundada Buulo-burte lacagtii Isbitaalka Xildhibaan Mohamed Abduqaadir Maxamed ayaa igu dhahay anigaa ka bixinaa hadane telefoonka ayuu iga dansaday

Ehel iyo walaalaha asigeey igu haleeyeen waxaana Ka mid ahaa dadkii uu qoriga u dhiibyay Macawisleeyda Reer Ugaas ayan ka mid ahay deegaanka qansax ee hoos yimaada Degmada Halgan ee Gobolka Hiiraan.

Xildhibaanada qaar ayaa u badan in shacabka in wax u balan qadan ayay kaga baxyaan amo been u shagaya kadib Telephone laga dansanaya.

Hoos ka Daawo Muqaal